Posts

Aadan cabdulle cusmaan

Image
  Madax Wayne Aadan cabdulle cusmaan wuxuu ku dhashay magaalada BALADWEYNE sanadkii 1908 wuxuu geeriyooday sanadkii 2007 wuxuu ku geeriyooday kenya nairobia  wuxuu ahaa islaam  Wuxuu wax barashadiisa dugsi qur,aanka iyo dugsiga hose, dhehe, sare, kusoo qaatay magaalada muqdisho wuxuu wax ka bartay maamulka dowladnimo, wuxuu sameeyay dhaqdhaqaaq ganacsi intii uusan ku biirin kahor xisbigii leegada ee SYL bishii febrayo/1944 sanadkii 1946 wuxuu ka mid noqday xubnihii maamulka ee xisbigaas waxaa loo doortay in uu noqdo xoghayaha xisbigaas ee dagmada baledweyne.  Wuxuu sanadkii 1951 noqday maamulihii gobolka mudug halkaas oo uu wakiil buuxdana ugu ahaa xisbigii leegada ilaa laga soo gaaro sanadkii 1953  1953 waxaa loo doortay in uu noqdo ku xigeenka maamulka maxmiyada ee loo yaqaanay Territoria council sidoo kle 1954 waxaa loo doortay gudoomiyihii xisbigii leegada xiligiisina uu haayay ilaa laga soo gaaro bishii Febrayo/1956 bishii maajo/1958   waxaa...

Somalida qayraadka ay haysato? Jawaab waa fiyaa ka faa iidayso

Image
Somalida waa dad Is kugu jiro xoola dhaqato iyo beeraleey, somalida xoolaha ay dhaqato waxaa ay kala yihiin geela, lo,da, ariga, digaaga/doorada, intaa waa kuwa ugu waa wayn waxaa kaloo jiri karo dameeraha, qaar ayaa dhaqdo xayawanada duurjogta sida libaxa, shabeelka,   Somalida waxaa jirto qaar beeraley ah oo tacbado beero dalagyada uboxo soomalida ayaa waxay kala yihiin quudaarta nuucyadeeda kala duduwan waxaa kaloo uboxo Cunada wa wayn sida galeyda digirta masagada sisinta looska  Somalida waxaa jiro qaar kale oo kaluumaysato ah oo badaha ka qaraabto somalida waxay haysataa bado iyo wabiyo waa wayn oo qayraad ka buuxo qaar soomalida ka midaa ayaa ay shaqadooda tahay inay lasoo baxaan qayraadkaas kadibna intay cunan iyo in ay suuq geeyaan ayay ka dhigtaan  Hankaan waxaa ka helee youtube kayga