Somalida qayraadka ay haysato? Jawaab waa fiyaa ka faa iidayso

Somalida waa dad Is kugu jiro xoola dhaqato iyo beeraleey, somalida xoolaha ay dhaqato waxaa ay kala yihiin geela, lo,da, ariga, digaaga/doorada, intaa waa kuwa ugu waa wayn waxaa kaloo jiri karo dameeraha, qaar ayaa dhaqdo xayawanada duurjogta sida libaxa, shabeelka, Somalida waxaa jirto qaar beeraley ah oo tacbado beero dalagyada uboxo soomalida ayaa waxay kala yihiin quudaarta nuucyadeeda kala duduwan waxaa kaloo uboxo Cunada wa wayn sida galeyda digirta masagada sisinta looska Somalida waxaa jiro qaar kale oo kaluumaysato ah oo badaha ka qaraabto somalida waxay haysataa bado iyo wabiyo waa wayn oo qayraad ka buuxo qaar soomalida ka midaa ayaa ay shaqadooda tahay inay lasoo baxaan qayraadkaas kadibna intay cunan iyo in ay suuq geeyaan ayay ka dhigtaan Hankaan waxaa ka helee youtube kayga